Site icon Qaamuus

jawaabta

shed
(m.l)

Labanlaabidda shibbane carabi ah la labanlaabo.

shed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Shibbane carabi ah labanlaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shed

shedan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Xaraf carabi ah wax la labanlaabay ahaansho.

shedid [m.f.dh]
eeg shed².

shednaan [m.f.dh]
eeg shedan. ld shed-naansho.

shednaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shednaan.

wershed [m.dh]
ld warshad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version