Site icon Qaamuus

jawaabta

sheekh
(m.l)

ld shiikh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sheekh

ijaaso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.

maqaan [m.l]
1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. 2. ld mekhaan. Darajo. 3. ld mekhaan. Sharaf; maamuus; qaymo.

shiikh [m.l] (-khyo, m.dh)
1. Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim. 2. Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.

xer [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta. 2. X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version