Site icon Qaamuus

jawaabta

sheel
(m.l)

1. Meel wax lagu qarsado. 2. Xabsi.

sheel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Wax qarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sheel

sheelid [m.f.dh]
eeg sheel.

sheellarayn [m.f.dh]
eeg sheellaree.

sheellare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bir xalleefsan, shukaanta halkeeda hoose ku taal oo marka cagta lagu riixo uu kordho xawliga wareegga matoorku.

sheellaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Xawliga matoorka kordhin.

sheelo [m.dh]
Galka xaniinyaha oo weynaada xiidmaha oo soo gala awgeed.

sheelo-biyood [m.l]
(daaw.) Biyo ku ururka kiishka xiniinyaha.

sheeloobid [m.f.dh]
eeg sheelow.

sheelow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Sheelo qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version