shiici
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)(dii.) Sh. ah: qof nidaamka shiicada raacsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiici ↴
bashiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.
bashiicin [m.f.dh]
eeg bashiici. ld bishiicin.
bishiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld bashiici.
bishiicin [m.dh]
ld bashiicin.
dhoolbishiicis [m.l]
Dhoolla caddayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg