Site icon Qaamuus

jawaabta

shiilmadoobe
(m.l)

Dhagax madow oo marka laysku dhufto habeenkii dab ka baxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiilmadoobe

jibin [m.dh]
1. Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa. 2. Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe. 3. Yeerta weyn ee ka yeerta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version