Site icon Qaamuus

jawaabta

shiin
(m.l)

Xarafka laba iyo tobnaad ee farta carabiga ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiin

kaadshiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadshii.

kaafuur [m.l]
1. Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaran-yihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon. 2. Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro.

ceshiinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld ceshiimee.

ceshiineyn [m.dh]
ld ceshiimeyn.

ceshiineysasho [m.dh]
ld ceshiimaysasho.

ceshiineyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld ceshiimeyso.

cishiinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld ceshiimee.

cishiineyn [m.f.dh]
ld ceshiimeyn.

cishiineysasho [m.dh]
ld ceshiimeysasho.

cishiineyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld ceshiimayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version