shiir
(m.l)Ur aan aad u qurmuunayn sida kan dhididka dadka iwm.
shiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Shiir yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiir ↴
daacwashiir [m.l]
Daacaqurun. daacaqurun
daacwashiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Daacaqurmid. daacaqurmid
daacwashiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daacwashiir². daacwashiir
qaamowqanshiir [m.l]
Cudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
qaamowqanshiir [m.l]
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo ku dhaca caruurta da'dodu u dhaxyso shan (5) ilaa shan iyo toban (15). Bararka qanjirka calyada oo ku yaal daanka hoose dadabiisa ee labada dhinacba, waxa ka horreeya: qandho, madax-xanuun iyo matag bararka labada qanjir way kala hormaraan mararka qaarkoodina mid keliya ayuu cudurku ku dhacaa.
tabaashiir [m.l]
Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.
tabaashiir [m.l]
(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.
tacshiirad [m.dh]
Rasaas koox dad ahi hal mar wada ridaan.
cashiiraysad [m.l]
ld cashiiraysasho.
cashiiraysasho [m.f.dh]
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.