shillal
(m.l) (-llo, m.l)1. Dhis qoryo ka samaysan oo korkeeda xoolaha lagu qalo. 2. ld kullan, shillan, shillin. Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shillal ↴
shillan [m.l]
ld shillal.
shishac [m.l]
Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal. shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg