Site icon Qaamuus

jawaabta

shinrin
(m.l)

1. Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay. 2. ld shinrimid.

shinrin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

Neef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shinrin

shinrimid [m.f.dh]
eeg shinrin². ld shinrin¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version