Site icon Qaamuus

jawaabta

shiro
(m.dh)

1. Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah. 2. Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho. 3. ld shirayn.

shiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Meel daloosha awdasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiro

bashiishiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-day, -tay)
Si sahlan u dhalid (nafley).

bucshiro [m.dh]
1. ld bucshirad. Ganacsi. 2. Alaab laga ganacsado, badeeco. 3. Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.

fur [m.l] (-rar, m.l)
Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.

sharoobo [m.dh]
Daawo qasan oo afka laga cabbo. ld shiroobo.

shirayn [m.f.dh]
eeg shiree. ld shirays, shiro.

shirayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Neef shiro u qalasho.

shiree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Neef shiro ahaan u qalid.

shiroobo [m.dh]
ld sharoobo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version