shitaar
(m.l)ld shataar¹.
shitaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld shataar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shitaar ↴
shataar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.
shataar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar².
shataarid [m.f.dh]
eeg shataar². ld shitaarid.
shitaarad [m.dh]
ld shataarad.
shitaarid [m.dh]
ld shataarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg