Site icon Qaamuus

jawaabta

shucaac
(m.l)

1. Iftiinka qorraxda. 2. Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.

shucaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Shucaac muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shucaac

shucaacid [m.f.dh]
eeg shucaac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version