shucaacid
(m.f.dh)eeg shucaac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shucaacid ↴
shucaac [m.l]
1. Iftiinka qorraxda. 2. Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.
shucaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Shucaac muujin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg