Site icon Qaamuus

jawaabta

shufto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Dad u banbaxay dhac, dil iyo boob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shufto

iska-celin-dembiile [m.dh]
(qaan.) Marka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo dawladdii uu dambiga ka galay.

shuftoobid [m.f.dh]
eeg shuftow.

shuftow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Shufto noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version