shugri
(m.l)Mahadcelin.
shugri
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Ku sh.: cid u mahad celin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shugri ↴
xamdi [m.l]
Mahad; shugri; xamdinnaq.
mahadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid abaal ay gashay u shugriyid.
shugrin [m.dh]
ld shugriyid.
shugrinaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
U sh.: cid u mahad celin.
shugrinaqid [m.f.dh]
eeg shugrinaq².
shugrinnaq [m.l]
Mahadcelinta loo mahad-celiyo qof abaal galay.
shugriyid [m.f.dh]
eeg shugri². ld shugrin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg