shukulo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ushay, -ulatay)ld sukulo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shukulo ↴
luun [m.dh]
Tib xoog leh oo sabuulka meseggada lagu shukulo.
sukulo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ushay, -ulatay)
1. Wax sukuliye ku tumasho. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho. 3. Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg