shulshulan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; lmi)Wax shulshul yeeshay noqosho.
shulshulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Maro wax shulshul loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shulshulan ↴
shulshulmid [m.f.dh]
eeg shulshulan¹.
shulshulnaan [m.f.dh]
eeg shulshulan². ld shulshulnaansho.
shulshul [m.l] (-llo, m.dh)
1. Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii-shadaha iyo albaabadu ay ku yeeshaan meesha dulaca laga geliyo. 2. Raamaha loo yeelo darfaha maryaha qaarkood ee lagu qurxiyo.
shulshul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
1. Googarad, daah iwm laalaab u yeelid. 2. Maro darfaha faraq uga yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg