Site icon Qaamuus

jawaabta

shurbad
(m.dh)

Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shurbad

mushaalli [m.dh]
Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.

shurbadayn [m.f.dh]
eeg shurbadee.

shurbadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version