shurbadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shurbadee ↴
shurbadayn [m.f.dh]
eeg shurbadee.
shurbad [m.dh]
Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg