shuruf
(m.l)ld shirif¹.
shuruf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)ld shirif².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuruf ↴
hoolif [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Timo badan oo shuruf leh.
shirif [m.l]
Ur aan la jeclaysan oo nafleyda ka soo ura. ld shuruf¹.
shirif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rfay, -raftay)
Nafley ur xun yeelasho. ld shuruf².
shohor [m.l] (-rro, m.dh)
Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg