Site icon Qaamuus

jawaabta

shuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Badar wax biyo laga shuuray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuuran

canshuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.

cashuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld canshuuran.

shuurnaan [m.f.dh]
eeg shuuran. ld shuur-naansho.

shuur [m.dh]
Dhul dhir badan leh oo jiq ah; cayn.

shuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Badar dhagax biyo uga saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version