Site icon Qaamuus

jawaabta

shuushaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid. 2. Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuushaami

shuushaamin [m.f.dh]
eeg shuushaami. ld shuushaamis, shuushin.

shuushaamis [m.l]
ld shuushaamin.

shuushi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld shuushaami.

shuushin [m.dh]
ld shuushaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version