Site icon Qaamuus

jawaabta

shuux
(m.l)

Roob aan tabar lahayn oo dhibco yaryar.

shuux
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Roob aad u dhibco yaryar oo aan tabar lahayn di'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuux

caadgoror [m.l]
Roob yar oo ka yimaada daruuraha caadka ah; shuux. shuux

dabduug [m.l]
Xilli roob shuux ahi ka da'o xeebaha gobollada koonfureed, taasoo ku beegan dhammaadka dabshidka.

dumaal [m.dh]
1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.

shuuxid [m.f.dh]
eeg shuux².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version