sibbaaqid
(m.f.dh)eeg sibbaaq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sibbaaqid ↴
sibbaaq [m.l]
Rinji dharka la geliyo.
sibbaaq [m.l]
(kiim.) Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
sibbaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Dhar iwm midab u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg