Site icon Qaamuus

jawaabta

sibiibixo
(m.dh)

1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.

sibiibixo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)

Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sibiibixo

sibiibixasho [m.f.dh]
eeg sibiibixo². ld sibiibixo¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version