sibiree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Aqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sibiree ↴
sibirayn [m.f.dh]
eeg sibiree.
sibir [m.l]
1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto. 3. Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
sibir [m.dh] (-bro, m.l)
1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg