Site icon Qaamuus

jawaabta

sifaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

1. Wax nadiif ah noqosho. 2. Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan¹.

sifaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la nadiifiyey ahaansho. 2. Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sifaysan

safaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
ld sifaysan¹.

safaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld sifaysan².

sifaysmid [m.f.dh]
eeg sifaysan¹. ld safaysmid.

sifaysnaan [m.f.dh]
eeg sifaysan². ld safaysnaa, safaysnaansho, sifays-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version