Site icon Qaamuus

jawaabta

siibad
(m.l)

ld siibasho.

siibad
(m.dh) (-do, m.l)

Dayr; heeraar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siibad

sariibad [m.dh] (-do, m.l)
Meesha xoolaha la gadayo lagu xereeyo oo lagu siiyo caws iyo biyo; xero; deyr; siibad.

siibasho [m.f.dh]
eeg siibo. ld siibad¹.

xero [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad. 2. Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.

xuubsiibad [m.l]
ld xuubsiibasho.

siib [m.l] (-bab, m.l)
Laba barshin oo caw ah.

siib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version