Site icon Qaamuus

jawaabta

siilad
(m.dh)

1. Weel macdan ah, sidda leh oo sida wadaanta biyaha loo darsado. 2. Baal-di. 3. ld saylad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siilad

saylad [m.dh] (-do, m.l)
1. Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac-siga ah lagu kala beddesho. 2. Suuq xoola-ha lagu kala iibsado. ld seylad, siilad.

siil [m.l] (-lal, m.l)
Xubinta dhalmada ee haweenka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version