Site icon Qaamuus

jawaabta

siimow
(m.l) (-yo, m.dh)

Biyo meel ku jira oo inta ay dhulka hoostiisa xulaan meel kale ka soo dhashuuma.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siimow

cadaadis-siimow [m.l]
(baay.) Marka milanka laga sooco mile saafi ah iyada oo loo dhaxaysiinayo xuub badh habe, miiluhu waxaa uu u gudbiyaa milanka si uu uga hortago marinka miilaha ayaa loo yaqaan c. s.

kollooydh-soocid [m.dh]
(baay.) Dariiqo molikuyuulada waaweyn (sida istaarajka ama borotiinka) iyo molikuyuulada yaryar (sida guluukows ama amiino asiidhada) oo ku wada jira milan lagu kala sooco iyada oo la adeegsanaayo siimow xulasho oo la dhexmarinaayo xuub badh-habe ah.

milan sare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
(baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.

milan-hoose [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
(baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta yar milanka kale.

xuub-badh-habe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
(baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhexmaraan molikiyuulladda miluhu, hase yeeshee aanay dhex mari karin kuwa milmuhu.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version