sikilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la sikilay ahaansho (badar).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sikilan ↴
sikilnaan [m.f.dh]
eeg sikilan. ld sikilnaansho.
sikil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Badar budo iyo jiriir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg