silci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid silac gayeysiin; saxariirin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh silci ↴
maryaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley aad u silcid. ld meryaad², miryaad².
maryaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
neeuroosis [m.l]
(c.naf.) Cudur dhimireed lagu yaqaan isbeddel xagga caadifiyadda taas oo keeneysa dhaqan iyo hab fakar duwan oo qofka silciya.
silcid [m.f.dh]
eeg silac².
silcin [m.f.dh]
eeg silci. ld silcis.
silcis [m.l]
ld silcin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg