Site icon Qaamuus

jawaabta

siligle
(m.l)

Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siligle

siliglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si siligle ah u ordid (geel).

siligleyn [m.f.dh]
egg siliglee. ld siligleys.

siligleys [m.l]
ld siligleyn.

silig [m.l]
Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version