Site icon Qaamuus

jawaabta

siliq
(m.dh) (-qyo, m.dh)

Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siliq

siliqle [m.l]
Hab uu u socdo neef geel ah oo seeto dheeri ku xiran tahay.

siliqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).

siliqleyn [m.f.dh]
eeg siliqlee. ld siliqleys.

siliqleys [m.l]
ld siliqleyn.

siliqsad [m.l]
ld siliqsasho.

siliqsasho [m.dh]
eeg siliqso. ld siliqsad, siliqsi, siniqsad, siniqsasho, siniqsi.

siliqsi [m.l]
ld siniqsi.

siliqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.

siniqsad [m.l]
ld siliqsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version