sillan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld silloon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sillan ↴
uraa [m.l]
Geed-quwaax ur sillan oo aad u lifaaqoon leh: ur cayayaanka iyo bahal-hoosaadka lagu laayo.
sillanaan [m.dh]
ld silloonaan.
sillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld silloonaan.
silloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan.
silloonaan [m.f.dh]
eeg silloon. ld sillaanaan, sillanaansho, silloonaansho.
xasillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.
xasillanaan [m.f.dh]
eeg xasillan. ld xasil-lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.
xasillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xasillanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg