Site icon Qaamuus

jawaabta

simbiriirixasho
(m.f.dh)

eeg simbiriirixo. ld simbiriirixad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh simbiriirixasho

sibiibixo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.

sidbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Meel siman oo qoyan ku simbiriirixasho.

simbiriirixad [m.l]
ld simbiriirixasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version