simbiriirixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh simbiriirixi ↴
sidbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax simbiriirixin.
simbiriirixin [m.f.dh]
eeg simbiriirixi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg