Site icon Qaamuus

jawaabta

sinni
(m.l)

Sicir; qiime.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sinni

caasinnimo [m.dh]
Caasi ahaansho.

deeqsinnimo [m.dh]
Qof deeqsi ah ahaansho.

geesinnimo [m.f.dh]
Geesi ahaansh.

xayeesinnimo [m.dh]
Xayeesi ahaansho.

sin [m.dh] (-imo, m.l)
Misig.

sin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version