siqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siqo ↴
siqasho [m.f.dh]
eeg siqo.
si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg