Site icon Qaamuus

jawaabta

siraad
(m.l)

1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.

siraad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Wax iftiin kee-naya shidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siraad

saadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.

fasiraad [m.dh]
Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).

khasiraad [m.dh]
Ganaax cid la saaro. ld khasir¹.

masrad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
Mislaax; siraad; faynuus; laambad.

misbaax [m.dh] (-xo, m.l)
Faynuus, siraad. ld musbaax.

siraadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la siraaday ahaansho.

siraadasho [m.f.dh]
eeg siraado.

siraadid [m.f.dh]
eeg siraad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version