siraadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Wax la siraaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siraadan ↴
siraadnaan [m.f.dh]
eeg siraadan. ld siraadnaansho.
siraad [m.l]
1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.
siraad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax iftiin kee-naya shidid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg