Site icon Qaamuus

jawaabta

siraadid
(m.f.dh)

eeg siraad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siraadid

siraad [m.l]
1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.

siraad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax iftiin kee-naya shidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version