sirdil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)Cid si khayaamo ah wax u yeelid. ld sirdilyee, sirkudilyee, sirutibyee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirdil ↴
sirdilid [m.f.dh]
eeg sirdil. ld sirlilyayn, sirdilyo, sirkudilyayn, sirkudilyo.
sirdilyayn [m.f.dh]
ld sirdilid.
sirdilyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld sirdil.
sirdilyo [m.dh]
Waxyeelidda si khayaamo ah cid wax loo yeelo. ld sirdilid.
sirkudilyayn [m.dh]
ld sirdilid.
sirkudilyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld sirdil.
sirkudilyo [m.dh]
ld sirdilyo.
sirutibyayn [m.dh]
ld sirdilid.
sirutibyays [m.l]
ld sirdilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg