siriri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siriri ↴
siririd [m.f.dh]
eeg sirir².
siririn [m.f.dh]
eeg siriri. ld siriris.
siriris [m.l]
ld siririn.
sirirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la siririyey ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg