siririd
(m.f.dh)eeg sirir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siririd ↴
sirir [m.dh]
Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.
sirir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg