sitaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Faras sitaac u yeelid. ld sitaac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sitaaci ↴
sitaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld sitaaci.
sitaacid [m.f.dh]
ld sitaacin.
sitaacin [m.f.dh]
eeg sitaaci. ld sitaacid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg