sitaacin
(m.f.dh)eeg sitaaci. ld sitaacid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sitaacin ↴
sitaacid [m.f.dh]
ld sitaacin.
sitaac [m.l] (-cyo, m.dh)
Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.
sitaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld sitaaci.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg