sixo
(m.dh)ld saxo¹.
sixo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-xday, -xatay)ld saxo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sixo ↴
saxo [m.dh]
Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo¹.
saxo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. (f.g) Wax sax ka dhigasho. 2. (f.mg) Wax la liqay oo hunguriga cad aaday ku qufacid. ld sixo².
si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg