siyaado
(m.dh)Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siyaado ↴
dheeraad [m.l]
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri¹.
dhegafarasow [m.l]
1. Maqalka dhegaha oo siyaado. 2. Sharqamo aan jirin oo la moodo in la maqday. 3. ld dhegafarasow¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg