sodcaal
(m.l)ld socdaal¹.
sodcaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)ld socdaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sodcaal ↴
socdaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Safar meel fog lagu aado. 2. S. ah: qof safar ah. ld sadcaal¹, sodcaal¹.
socdaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal², sodcaal².
socdaalid [m.f.dh]
eeg socdaal². ld sadcaalid, sodcaalid.
sodcaalid [m.f.dh]
ld socdaalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg